Xukuumadda Jubbaland ayaa war ka soo saartay doorashada aqalka sare ee Soomaaliya iyo welwelka ku aadan in Kismaayo loo diidayo dhammaan siyaasiyiinta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay...
13 qof oo Kenyan ah ayaa la xaqiijiyey inay maanta ku geeriyoodeen qarax ka dhashay shidaal ay ka dhuranayeen Gaari Booyadle oo...
Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa hawlgalo Miino baaris ah ka wada degaanka Camaara oo ka...
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan Booliska Gaarka...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal digniin ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa War cusub kasoo saaray xaaladda doorashada dalka ka dhaceysa iyo caqabado ku hor gudban doorashada oo ay sheegeen...
Cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada tababarrada ciidamada...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga. Kulanka...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG-ka u ah Maamulka Jubbaland ayaa waxaa gaaray Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul...