Wasiirkii gaashaanidhigga dalka Tanzania Elias Kwandikwa ayaa geeriyooday sida uu sheegay wargeyska The Citizen eek a soo baxa dalkaas. Elias Kwandikwa oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa awaamiir kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Istecmaala Dekadda Magaalada Muqdisho,...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Xil. Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo guddiga xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30% ayaa maanta kulan...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Ciidamada qalabka sida ee kala duwan waxaa uu uga digay...
Xildhibaanada Golaha Wakiilada maamulka Somaliland ayaa doortay Gudoomiyaha Golahaasi, kadib doorasho adag oo dhax martay labo Musharax oo kala matalayay Xisbiga talada...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta Dowlad Goboleedka Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa uga digay Ciidamada kala duwan ee Qalabka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada Gole ee Gobolada Waqooyi, ayaa sheegay in...
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada gaar ahaan barta Facebook lagu faafiyay warar sheegayay in Musharaxiin u tartameysa kuraas Xildhibaan iyo...
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka oo Axad ah halkaas...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah bilaabaya Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare...