Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay laamaha amniga, isaga oo faray xoojinta amniga guud ee...
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare. Guddooomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddigan oo...
20 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay Duqeymo Diyaaradeed, Madaafiic iyo Dagaalo 48-kii saacadood ee la soo dhaafay ka socday Caasimada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan Magaalada Nairobi ee...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Galmudug iyo xubno...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska 22-ka musharax ee u tartamaya 11-ka kursi ee Puntland afarta sano ee soo...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa saaka ku geeriyooday Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee Puntland Asad Xuseen...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war ka soo saartay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-murtiyeed ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna ka horyimid wareegtadii xalay...