Wararka laga helayo deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka...
Wasiiro Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa sheegay in 20 sano oo waqti iyo qarash badan lagu bixiyay dalka...
Labo maalin kadib, markii ay Xarakadda Daalibaan gacanta ku dhigeen Caasimadda Afgnistan ee Kabul waxay maanta oo Talaado ah soo saareen Cafis...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta...
Gudiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa Maanta soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee sanadka 2020/2021 maadaama...
Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho Maxamed Abuukar Afrax ayaa waxaa goor dhaweyd qarax xoogan lagula eegtay inta u dhexeeysa degmada...
Kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daalibaan si buuxda ula wareegeen Awoodda Afganistan waxaa haatan socda qorshe lagu dhisayo Dowlad cusub. Hadal ka soo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo u...
Ciidamadda Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maantay la wareegay Saldhigii ugu weyna ee Al-shabaab ay ku lahaayeen aagga...
Kooxda Taalibaan ayaa ku dhawaaqday in dagaalkii Afghanistan uu dhammaaday kaddib markii ay la wareegtay xarunta madaxtooyada ee Kabul, iyadoo ciidamada Mareykanku...