Inta badan goobaha Ganacsiga iyo kuwa Waxbarashada ee ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhanka Galmudug ayaa Maanta oo Arbaco...
Markab xamuul ah, oo ka yimid waddanka Imaaraatiga Carbeed, kuna socday dekedda magaalada Muqdisho ayaa dabayl xooggan ku haleeshay xeebta badweynta Hindiya...
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo kala duwan oo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ee...
Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Galmug ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka iyo daraawiita Galmudug ay ka horatageen weerar Al-Shabaab ay ku...
Afhayeenka Ururka Daalibaan, Zabihullaahi Mujaahid oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Kabul ayaa sheegay inay xayiran waddada tagta Garoonka Diyaaradaha ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada Beesha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, Isxaaq...
Garabka Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn qaabka Golaha Wadatashiga...
Weerar Gaadmo ah oo ku bilowday qaraxyo ayaa Al-shabaab waxaa ay saakay aroortii hore ku qaadeeen saldhig ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug...