Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Farmaajo inuu carqaladeynayo cadaalad u helida Kiiska Ikraan Tahliil oo...
Khilaaf xoogan ayaa weli ka dhex taagan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble, kaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee...
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa manta howlgalo ay sameeyeen ku guleystay in ay qabtaan lacago Faalso ah oo iskugu jirtay Doolar iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta gaaray Waqooyiga Magaalad Gaalkacyo, ee Xarunta Gobolka Mudug iyadanoo siweyn halkaasi loogu soo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Maanta oo Arbaco ah soo saaray Liiska Musharaxiinta kuraasta Aqalka Sare ee...
Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka eev NISA ayaa shaaciyay in Taliyaha cusub ee KMG ah ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi...
MadaxweynahA Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu goordhaw soo saaray isugu yeeray kulan ay yeelanayaan Guddiga Amniga Qaranka. Kulankan...
Waaxda Booliska magaalada Edina ee Gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay Meydka Ikhlas Cabdullaahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas...