Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia u fadhin doono dalkaasi Salaad...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale maanta ciidamo hor leh ku daad gureysay Gobolka Gedo, kuwaasoo ka degay Garoonka Diyaaradhaa Magaalada Doolow....
War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkii Madaxda Urrur Goboleedka IGAD shalay ay ku yeesheen Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, kaas...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay Dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xariga ka jaray Wadada Jeneraal Daa’uud ee xiriirsa Isgoyska...
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu soo warramayaa in ay dhowr gantaal ku tureen Diyaarad...
Dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa Maanta hadal haya diyaarado ay sheegeen in ay ku duulayeen joos hoose oo...
Saraakiil ka tirsan Booliiska dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inay si dirqi ah uga badbaadeen qarax miino oo lala eegtay xilli...
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay si wadajir ah ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay saacadihii la soo...