Bishii June todobadeedii Sanadkan sii dhammaanayo ayay Ciidamada Amniga ka qabteen Xasan Cabdullaahi Aadan Ex Control Afgooye xilligaasi oo isu soo diyaariyay...
Kulan ay magaalada Jowhar maanta ku yeesheen Baarlamanka Hirshabelle ayaa lagu ansixiyay in muddo sanad ah la kordhiyo muddo xileedka Baarlamaanka maamulkaasi...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmo kahor Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Kumaandooska Gorgor ku daabushay degmada Luuq ee Gobolka Gedo ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo mudo dheer xukunka soo joogay ayaa ku dhawaaqay inuu mar kale u tartami doono xilka...
Ibraahim Cabdullaahi oo ah 29-sano jir Soomaali ah waxa ay Maxkamad ku heshay in uu Mindi shafka ka geliyay Lanush Alija oo...
Waxaa saakay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka socda howlgal Culus oo ay wadaan Ciidamo badan oo ka tirsan dowlad...
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qof shacab ah oo habeenkii xalay si bareer ah loou dilay deegaan ka tirsan Gobolka...
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, waxaana kulanka inta uu socday looga hadlay doorashada...
Markabka dagaalka Mareykanka ee diyaaradaha xambaara USS Hershel “Woody” Williams ayaa soo gaaray Xeebaha Soomaaliya, isagoo fulinaya howlgalka ciidamada Mareykanka looga daadgureynayo...