Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa barqanimadii Maanta qeyb kamid ah degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Nin Odey ahaa,...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo banaanbax ballaaran oo...
Goob fagaare ah oo ku taalla deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee shalay waxa ay Al-shabaab...
Rag hubeysan ayaa xalay xaafadda Nasteexo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda iyo hay’adaha dawliga ah ee u xilsaaran ilaalinta hantida dawladda ay...
Nin 37 sano jir ah oo la sheegay inuu taangi oxygen ah ku garaacay kuna dilay bukaan qabay xanuunka Covid, isagoo ku...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sharci darro iyo keli-tasnimo hor loogu socday ku tilmaamay wareegto uu maanta soo saray...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo siyaasyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa ka hor yimid jadwalka Doorashada Aqalka Sare ee ay...