Wararka aan ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa...
Maanta magaalada Guriceel gaaray Sheekh Maxamed Shaakir, madaxii xukuumadii hore ee Galmudug, kaasoo deegaanka ka maqnaa tan iyo bishii March 2020, kadib...
Kulankii u dhexeeyay Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ee duhurnimadii Maanta bilowday ayaa galay...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan waxaa uu goordhow uga bilowday Xarunta...
Waan-waan hordhac ah ayaa laga gaaray colaaddii ka aloosnayd tuulooyinka Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye, sida ay sheegayaan wararka Maanta oo sabti ah aan...
Wararka ka imaanaya deegaanka Goola Goole oo dhinaca Waqooyi kaga beegan degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud 75-KM ayaa sheegaya in halkaasi sadax...
20-sano ka hor maanta oo kale 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii waxaa dhacay weerarradii lagu begsaday daarihii mataanaha ahaa ee magaalooyinka New...
Waxaa maalmihii lasoo dhaafa sii kordhay dilalka iyo Afduubka loo geysanaayo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfur Afrika, waxaa wali la’...
Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee Hirshabeelle ayaa weli Magaalada Jowhar ka wada diiwaan-gelinta Musharaxiinta dooneysa inay...