Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax is-miidaamin ah oo barqdii Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Lafoole,...
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Cabdi Saciid Muuse ayaa uga digay Siyaasiyiinta mucaaradka ee xildoonka ah inay siyaasadeeyaan Arrimaha...
Taliyihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa dhaliilay sida ay dowladda Madaxweyne Farmaajo u maamusho Ciidamada iyo...
Musharax Madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka hadlay sababta loo fulin la’yahay heshiiskii laga gaaray doorashada dalka ka dhaceysa ee...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa weli ka socda Shirka Madasha Arragti Wadaaga oo soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee...
Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Injineerada Turkiga ee dhismaha ka wada wadada Muqdisho iyo Afgooye ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa...
Wararka laga helayo Magaalo ka tirsan dalka Australia ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo siweyn loo yaqaanay...
Jugta qarax xoogan ayaa goordhaweyd laga maqlay duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay Magaalada Garoowe kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka...
Weerar dhinaca cirka oo xalay ka dhacay Degmada Kunturwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday Xaruntii Idaacadda Andalus oo Al-shabaab ay...