Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maanta kulan la qaato Mid kamid ah Musharaxiinta u taagan...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xassan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan Magaalada Garoowe ayaa kulan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiskii xalay ay wada gaareen dowladdaha Qatar iyo Sacuudiga, kadib markii dowladda Kuweyt ay ku guuleysatay...
Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro iyo xubnaha Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka heer Federaal ayaa kulan la qaatay Massimiliano Bertollo, Safiir ku-xigeenka...
Wadamada Sacudi Carabiya iyo Qadar ayaa ku heshiiyay inay dib u furaan xadka dhulka, badda iyo hawada, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James swan ayaa waxa uu maanta wada-hadal khadka Internet-ka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Janaraal...
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay sababaha keenay Go’aanka lagu mamnuucay in Mas’uuliyiinta ay ciidan hubeysan la galaan Garoonka diyaaradaha Aadan-cadde...
Dowladda Ingiriiska ayaa Kate Foster u magacowday safiirkeeda cusub ee Soomaaliya, waxaana ay noqonaysa Safiirka UK ee fadhiya dalka Soomaaliya. Kate oo...
Saacadaha soo socda ayaa waxa la filayaa in Dowladda Soomaaliya ay heshiis Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho kula saxiixato Shirkadaha Coastline oo horay...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku diray Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo sanadkii tegay...