Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa mar xalay kulan ku qaatay...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saqdii dhexe xalay laga maqlay jugta qaraxyo...
Qarax xooggan ayaa Caawa ka dhacay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kaasoo si weyn looga maqlay xaafadaha Magaalada Muqdisho qaarkood. Wararka hordhaca...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu sheegay in Xisbigiisa uu weydiisanayo shacabka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la magacaabay, xili...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boro) ayaa maanta xilka u kala...
Waxaa weli muran xoogan iyo is jiid-jiid uu ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka dalka ee 2021-ka, iyada oo mar labaad uu fashil...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Madoobey u qaabilsan...
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay Gabar dhalinyaro ah oo labadii bishaan Magaalada Garoowe ugu geeriyooday rasaas...