Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle iyo xubnaha midowga Musharixiinta oo xalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa si adag...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax xoogan saacadihii lasoo...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Guri dabaq ah oo ku yaallay degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir oo barqanimadii Maanta soo dumay,...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray Go’aankii Xukuumadda ku dhawaaqday ee ahaa in la...
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xlka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa inay kulan la qaatan Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug...
Guddiga kumeel gaarka ah ee uu Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar uu magacaabay sii waddi doona howlihii rugta Ganacisga...
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bam nooca gacanta lagu tuuro ah oo habeenkii xalay aheyd ka dhacay...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in habeenkii xalay aheyd diyaaradaha dagaalka...