Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay Go’aankii Xukuumadda ay ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo...
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo looga...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Musharaxiinta Madaxweynaha inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee...
Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Maxamed Tahliil Biixi oo haatan ku sugan magaalada Beled-xaawo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax daqiiqado kahor ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo...
Ciidanka AMISOM ayaa Maanta is hor istaag ku sameeyay Guddoomiyaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, xili uu doonayay inuu galo Garoonka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo loo heyso inuu dil u geystay...
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalin kahor ka dhacay deegaano hoostega degmada isku-shuban ee Gobolka...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Cusman , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee...