Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mohmet Yelmez iyo Hassan Hamza oo...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah Is casilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf...
Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa Balanbal iyo degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimayaasha iyo la-taliyayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Xarunta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo duhurnimadii Maanta ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Wasiiru Dowlaha Xafiiskiisa u xil-saaray inuu dardar-geliyo howlaha doorashooyinka dalka Soomaaliya ka dhacaya bilowga...
Ciidamada ammaanka Galmudug oo howl-gallo ka sameeyey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulkaas ayaa fuliyey qarax la doonayey in laga fuliyo magaaladaasi. Qaraxa...
Shir sanadeedka garsoorka dalka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda, kaasoo looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaalada dalka...
Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen...
Madaxweynaha dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 01, ku kala diray Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...