Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay xalay saq dhexe guutada 3-aad, ururka 19-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa sheegayaan in goordhow deegaan ka tirsan Gobolkaas qarax xoogan lagula eegtay kolonyo uu...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ay ka saameeyeen deegaano dhowr ah oo...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo xalay ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceeb-gaabta ee degmada Xamar-Jajab ee Gobolka Banaadir gaar...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya....
Guddigii dowladdu u xil-saartay ka tala-bixinta Arrimaha Sicir-bararka ayaa maanta oo soo saaray go’aanno lagu xallinayo Sicir-barar ka dhashay qiima dhaca iyo...
Ciidamada maamulka Puntland gaar ahaa kuwa sida gaarka ah u tababaran ee PSF ayaa sheegay in ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen deegaano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda....
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ku eedeeyay ciidamada boliiska dowlad deegaaanka Soomaalida ee Liyuu Boolis in ay dhibaato ku hayaan...