Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan...
Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 2aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ka qabsoomay caasimada Hirshabelle ee Magaalada Jowhar Kulanka oo uu shir Gudoominayey...
Waxaa maanta mudo sanado kadib dib loo furay laamiga dheer ee isku xira magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Guddoomiyaha Bangiga Dhexe iyo Xisaabiyaha Guud....
Waxaa Magaalada Caasimadd ah ee Muqdisho maanta kasoo degay majaajiliiste Ibraahim Mustafa oo u dhashay Tanzania isla markaana ay si weyn u...
Xildhibaannada Baarlamaanka dowladGoboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare. Shalay guddiga doorashooyinka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka...
Jaamacadaha Afqaanistaan waxaa lagu kala sooci doonaa ragga iyo dumarka, waxaana la soo bandhigi doonaa xeerka labiska cusub ee Islaamka, ayay Taalibaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseeb Rooble ayaa waxaa uu Qaramada Midoobay u sheegay inaanu ka laba labayn doonin dedaalada uu cadaalada ugu...