Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay qeyb kamid ah degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada...
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay khilaafka weli ka taagan qabsoomida doorashada dalka Soomaaliya oo horey...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyey baraha Bulshada ee ku saabsanaa in Ciidamo Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweysay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Safiirkii hore ee Dawladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Amb. Stephen M. Schwartz...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Maanta kormeer ku tegay wadada isku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashada...
Dowladda Shiinaha ayaa maraakiib dagaal u so dirtay xeebaha Soomaaliya, si ay Burcad-badeedda uga waardiyeeyaan maraakiibta iyo doonyaha Rayidka Shiinaha ee maraya...