Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen agagaarka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa gelinkii dambe ee shalay kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi...
Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Safiirkii horey ee Soomaaliay u fadhiyey dalka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan Xarunta Hay’adda Nabadsugida Qaranka kulan kula leh...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiye...
Wararka naga soo gaaraya degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geysatay ay ka...
Maamulka deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka deegaankaas oo barqadii Maanta ku geeriyooday qarax xoogan...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowlad Swedan u fadhiya Soomaaliya...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Mashallaay ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in aroornimadii hore ee saakay deegaankaas ay la...