Haweeney u dhalatay dalka Masar ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay inay sameysay ‘Doolsho’ anshax xumo ah, sida ay ku warrantay...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa baraqadii Maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka Yaxaaslow oo u dhexeeya degmooyinka...
Shir looga hadlayay horumatinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo muhiimad gaar ah u leh dowladda...
Ururada Bulshada Rayidka ayaa sheegay inay waan waan ka dhex wadaan Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, si xal looga gaaro khilaafka...
Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa maanta rasaas ku furay waalidiin ka banaan baxayay wiilashooda oo tababar askarnimo loogu qaaday dalka Eritrea aysan...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Arrinta dhalinyarada ee loo qaaday dalka Eritrea oo qaarkood la sheegay inay ku geeriyoodeen dagaal...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nooca miinada ah oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada...
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay qeyb kamid ah Yaaqshiid ee Magaalada...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo qorsheysan ka sameeyeen agagaarka magaalada Jamaame oo...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Maamulka ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida Wasiirkii...