Xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen degmada Raaga-ceelle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo fiidnimadii horey ee xalay ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug...
Wararka aan ka heleyno Gobolka shabeellaha Dhexe ayaa sheegayaan in Al-Shabaab ay la wareegeen gelinkii dambe ee shalay dhul ballaaran oo hoostaga...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay labo oo ka dhacay dalka Ciraaq, kuwaasoo ay ku dhinteen Dadbadan oo shacab ah. War kasoo baxay...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee...
Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka Guddoomiyihii degmada Hodan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa Guddi u magacaabay Aaska Guddoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka oo xalay Ciidamo ka tirsan kuwa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhamaan Madaxda Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa fiidnimadii hore ee xalay lagu xiray laba Wariye oo siweyn looga yaqaano halkaas kana...
Guddoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun ayaa xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho, waxaana dilkiisa laga helayaa faah faahino...