Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee...
Suxufigii weynaa ee Larry king ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka. Larry oo ahaa 87 jir...
Hoggamiyaha xisbiga Sahan kana mid Xubnaha Midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay...
Shil gaari ayaa ka dhacay gudaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari, sida ay sheegayaan...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta khataraha...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta xukun ku ridey Eedeysane Cismaan Ibraahim Cabdi oo ka...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax barqadii Maanta ka dhacay Isgoyska Beexaani ee degmada Shibis ee Gobolka Banaadir,...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo saakay gudaha degmada wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Askari ka...
Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay qeyb kamid ah Degmada Shibis ee...
Wararka aan ka heleyno deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku warramayaan in xalay halkaas lagu...