Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...
Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya waxaa lagula eegtay degaanka weeydoow ee duleedka...
Wararkii ugu danbeeyay ee Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka mida kuwii taabacsanaa Wasiirka Amniga Jubbaland lagu qabtay, ayna...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay dagaalkii xalay Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Wasiir Janan ku dhexmaray...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan degmada Wadajir ee Gobolka ayaa waxaa Maanta ka dhacay Banaanbax looga horjeeday Madaxweynaha dowladda Federaalka...
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo saqdii dhexe ee xalayn degmada Balad-xaawo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka hortegtay hub iyo rasaas sharci darro ah oo la doonayay in lasoo geliyo gudaha dalka...
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay geerida Maareeyihii hore Dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Cawil Cali Barre Cumar oo xalay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal xoogan oo xalay gudaha degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda ee Haramcad...
Dagaal culus oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Haramcad iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saqdii dhexe ee xalay ka...