Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka,...
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa ka hadlay xiisada ka taagan xuduudka u dhexeey Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii habeen horey dagaal...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay mar kale Arrimo la xiriira qaadka la keeno dalka Soomaaliya, kaasi...
Waxaa saakay degan xaaladda degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo oo habeenkii horey ilaa iyo aroornimadii hore ee shalay uu dagaal xoogan ku...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood ah ku gaaray ...
Waxaa habeenkii xalay Magaalada Muqdisho laga soo dejiyay dhaawacyada dagaalkii habeen horey degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliy ayaa mar kale kasoo saartay dagaalkii ka dhacay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siinayay VOA Somali ayaa beeniyay in dowladda federalka Soomaaliya ay gacanta...
Ciidamada ammaanka Maamulka Puntland oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay Magaalada Gaalkacyo iyo duleedkeeda ayaa waxaa ku soo qabteen waxyaabaha loo...
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay dagaalka Magaalada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo oo dowladda Soomaaliya ay ku eedeysay inay soo qaadeen “jabhad ay...