Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka...
Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa War cusub kasoo saaray khilaafka xoogan ee u dhexeeya MadaxweynahaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Magaalada Vienna ee dalka Austria gaar ahaan Xaafad ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa waxaa laga helay Maydka laba gabadhood oo Soomaali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal...
Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Qatar ayaa gaaray caasimadda Kabul ee dalkaAfgaanistaan, wasiirka ayaa noqonayaa masuulkii ugu horeeyey ee heer sare ah kaas...
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta oo talaado ah lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedkaHirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Ciidanka daraawiishta Hirshabelle Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed. Wareegto ka soo...
Mid ka mid ah aas-aasayaasha Taalibaan haddana ah Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda ku-meel gaarka ah ee Afghanistan ayaa maanta baahiyey cod uu...