Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka ayaa xiligaan waxaa uu kulan uga socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, kadib markii uu natiijo la’aan...
Dagaalka xoogan oo u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaan u dhow degmada Luuq...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta khudbad ka jeediyay kulankii gaarka ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ku...
Wararka aan ka heleyno degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday banaanbaxyo xoogan oo looga horjeedo Madaxweynaha...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay uu ku sugnaa...
Cabdi Saciid La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay kulan Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesheen...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay Shirkii Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo sabti ah kulan gaar ah ku yeelan doona Xarunta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo...
Guddoomiyha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Mudane Maxamed Xasan (Ciro) ayaa maanta kulan fogaan araga la yeeshay wakiilka gaarka ah ee Qaramada...