Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade oo la hadlay warbaahinta ayaa faahfaahiyay sababtii keentay in uu fashilmo Shirkii dhawaan kusoo dhamaaday...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug C/rashiid Cabdi Nuur Shiiq doon ayaa Qarax xoogan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Safiir cusub u magacaawday dalka Masar, kaasi oo noqonaya Safiirka dowladda u fadhin doona dalkaas, ahna Wakiilka Soomaaliya...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ee sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa waxaa saakay qarax lagula eegtay deegaanka...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qorsheysan oo xalay lagu qaaday guriga taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Mahad...
Inta la xaqiijiyay laba Carruur ah ayaa geeriyootay halka saddex kale oo ay ku jirto hooyadood ay ku dhaawacmeen, kadib markii sida...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xalay kulamo gaar gaar ah ku yeeshay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka oo weli...
Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa War kasoo saaray Shirkii Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer Federaal iyo...