Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka furmi doona kulan gaar ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa xalay ilaa iyo saakay howlgal ballaaran ka wada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in kulan gaar ah ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo uu dalka galiyay xaalad hubanti la’aan...
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa xalay qadka Internet-ka gaar ahaan aalada...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyay in wixii ka dambeeya 8 bishaan February 2021 aysan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...
Hawlgalka ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradaha qummaatiga u kaca ee ay adeegsadaan ciidamada...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa waxay xilligan ku sugan yihiin Hoyga Cali Mahdi, iyadoo shir albaabada u...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeyey geerida taliyihii ciidanka Nabad-suggidda Magaalada Dhuusamareeb, Marxuum Qooje Cabdi Shiiqdoon, Kabtan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday Muqdisho waxaa uu sheegay in muhiim...