Hanti-dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali ayaa maalintii shalay aheyd Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kulan kula qaatay Wakiillo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa si kulul uga hadlay qarax Is-miidaamin ah oo gelinkii dambe ee...
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa la filayaa in mar kale halkaas ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan Aqalka...
Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee Afghanistan, ayaga oo ka cabsi qaba inay u faa’iideyn karto Pakistan,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa Jawaab ka bixiyay Guddiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay baariista kiiska Ikraan...
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wareega saddexaad ee kursigii ugu horreeyay ee doorashada ee Aqalka Sare...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Is-miidaamin ah oo maqribnimadii Caawa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel...
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Caasimadda...
Qoraal uu bartiisa twitter-ka ku baahiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf, ayaa wuxuu ku beeniyay wararka sheegaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub...