Xildhibaano farabadan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa haatan waxaa uu kulan deg deg ah uga socdaa...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta fadhi ka yeelanaya Qalaalasadaha Siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya,kadib markii ay dhamaatay muddo xileedka...
Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Qarax lagula beegsaday mas’uul...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ee ahaa in Madaxweyne Farmaajo aysan u aqoonsaneyn Madaxweynaha dowladda...
Midowga Yurub ayaa War kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ka dhacaya oo lagu heshiin waayay, xili uu...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa eedeyn kulul u jeediyey beesha caalamka xili dalka uu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligaan qorsheyneysa in dalka ay keento Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka, iyadoo qeybta ugu horreeysa tallaalka la keeno doono bishaan...
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo lagu...
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay Shirkii Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Magaalada Dhuusamareeb, kaasi natiijo la’aan...