Guddoomiyihii horey ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay Shirka uu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo isugu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedku ka dhammaaday ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inay ku yeeshaan...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay shirka Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu ku baaqay...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadashay Shirka mar kale uu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Madaxweyne Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-saagrsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee ku qabsoomaya 15-ka bishan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday ayaa Maanta tallaado ah kulan gaar ah Xarunta Madaxtooyada kula qaatay Gudddoonka Golaha Shacabka...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee Maanta halkaas lagu...
Xildhibaano ku dhow 100 xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta kulan ku yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage....