Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa Maanta oo jimco 30 kaddib si rasmi ah u...
Xili maalmihii ugu dambeeyay ay magaalada Kismaayo ka dhacayeen dilal iyo qaraxyo saameyn ku yeeshay bulshada magaalada ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in duqeynxoog leh loo geystey xalay saldhigyo ay ku sugan yihiin xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Wararka...
Wasiirka warfaafinta Somalia Cismaan Abuukar Duube ayaa mar kale ku celiyay in la isugu yimaado Magaalada Garoowe, iyadoo la tixraacayo Shirka uu...
War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa walaac xoog leh looga muujiyey jahawareerka iyo hubanti la’aanta xaaladda kala guurka ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta uga warbixiyay Golaha Shacabka ee BFS waxyaabihii u qabsoomay 100-kii...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee muddo xileedkiisu dhammaaday Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyey saddex arrin oo la xiriirta shirka uu 15-ka Febraayo...
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay Shirka mar kale uu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Madaxweyne Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Xildhibaanada golaha Shacabka kahor jeediyay khudbad uu uga hadlay...
Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, Bob Menendez, ayaa bayaan kasoo saaray xiisadaha kasii daraya ee ku saabsan doorashada...