Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta dowladda Federaalka ayaa dhowr daqiiqado kahor qeyb kamid ah degmada Xamar...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay go’aan Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in barataanadii...
Beesha Caalamka ee saaxiibada taageera Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Shirkii uu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda...
Booliska Koonfur Afrika ayaa gacanta ku dhigay hoggaamiyihii burcadda hubeysan ee dilalka u geysata ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi, kadib howl-gallo...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa ka hadlay Qarax gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada...
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya iyo is marin waaga ka jira doorashada dalka ka...
Waxaa goordhaw qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Koontaroolka laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn kooban oo xalay fiidkii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo rag hubeysan oo...