Dowladda Federaalka Soomnaaliya ayaa shaacisay in dad hor leh oo saacadihii lasoo dhaafay laga helay Cudurka halista ah ee Coronavuirus, kadib markii...
Wasiirka Wasaraada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi ayaa maantay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban qaabada shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu...
Guddiga Farsamada ee ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda...
Maxkamadda Darajada koowad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60-aad ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta...
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaannada Aqalka sare ee Dalka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi...
Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-ka Febraayo ayaa waxaa lagu waday inuu furmo Shirkii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kusoo laba kacleeyay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan wadada xiriisa...