Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kusoo laba kacleeyay...
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay Taliska guud ee Ciidamada...
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira...
Guddigii Farsamada ee dowlad Goboleedka Jubbaland uga qeyb galay shirkii looga hadlaayay Arrimaha Doorashooyinka ee dhawaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shaley ka dhacay Muqdisho. Wuxuu ugu baaqay...
Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa xiligaan waxaa uu kulan uga socdaa Xerada Xalane ee ku dhex taalla Garoonka diyaaradahha Aadan...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii dowladda Federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday ku qaaday xubno ka tirsan Musharaxiinta,...
Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa waxaa la sheegay inay shuruudo hor leh ku xireen ka qeyb galka Shirkii uu ku baaqay...
Urur Goboleedka IGAD ayaa War kasoo saaray shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho e Caasimadda dalka ee dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa...
Diyaaradaha caalamiga ee Turkish Airlines, Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines ayaa baajiyay duulimaadyadoodii Maanta oo sabti ah ku imaan lahaayeen Garoonka diyaaradaha...