Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Qarax gaari loo adeegsaday oo xalay fiidkii lala beegsaday...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin degan ka tirsan Magaalada Wajeer...
Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo...
Markii saddexaad ayaa laga cabsi qabaa inuu baaqdo kulan uu Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda maamul...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku toogteen Shan ruux oo...
Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka Masar iyo Sudan waxay shalay Kulan Xasaasi ah ku yeesheen caasimadda dalka Masar ee Qaahira. Haweeneyda Wasiirka...
Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Tooreey ama Mindi ayaa waxaa ay xalay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen Wiil...
Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay mowqifkeeda shirka Muqdisho ee Khamiista, iyadoo walaac ka muujisay in Madaxweynaha muddo xileedkiisa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee...