Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa uu ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Waajid...
Ciidamada kala duwan ee amniga Puntland ayaa maalintii 2-aad howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada duleedka magaalada Boosaaso iyo degaanada ku...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Goordhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, sida ay sheegayaan...
Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya ayaa Maanta kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda abaaraha dalka gaar ahaan xaaladda...
Maamulka Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda dhaawacyada la geeyay Isbitaalkaas ee ku dhaawacmay qaraxii Is-miidaaminta ahaa...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan-geliyay 191 xaalado cusub oo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay weerarkii qaraxa ku bilowday ee habeen hore Al-shabaab ku qaadeen Xabsiga weyn...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday tooreey ama Middi oo fiidnimadii hore ee xalay ka dhacay xaafaddo ka tirsan...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa lagu cambeereeyay weerarkii Al-Shabaab ka fuliyeen maqaayad dad...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Maamulka Puntland ee PSF iyo Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka dhacay buuraleyda Gobolka Bari, kaasi...