Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan guutada Uururka 14-aad ee guutada 14-ka Oktoober ee ku sugan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga dowladda Federaalka Soomaaliya u matalaya dhageysiga kiiska Dacwada badda ee taalla Maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in todobaadkan uu Muqdisho ka dhacayo shirkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan...
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa sheegay in sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u...
Cabdi Cali Maalin oo 29-sano jir ahaa ayaa saacad kahor lagu toogtay dukaankiisa oo ku yaalla Tuulada Khayelitsha (Site B) oo ka...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay dad hor leh oo Cudurka halista ah ee COVID-19 ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Maamulkaas, kadib markii...
Dowladda Turkiga ayaa sabtidii maanta ah xero milateri ku wareejiyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya gaar ahaan milatariga sida gaarka ah u tababaran ee...
Wararka aan ka heleyno degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha ee ku yaalla...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka...
Wasiirka Arrimaha Samafalka iyo Maareynta Masiibooyinka ee dalka Koonfurta Suudaan, Peter Mayen Majongdit ayaa la sheegay in xalay loo diiday inuu raaco...