Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii madaafiicda loo adeegsaday...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo...
Madaxweynaha dalka Masar Cabdilfataax Al-Siisii oo warqadaha aqoonsiga Danjirimo ka guddoomay Safiirka Cusub oo ay dowladda Soomaaliya dhawaan u magacaawday dalkaasi. Cabdilfataax...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 117 xaalado...
Ciidamada oo ka ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee kumandooska Soomaaliya oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa...
Sii-hayaha xilka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa Maanta shaaciyay inuu ku dhacay Cudurka halista ah...
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray...
Qoraal ka soo baxay dhawaan xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa looga digay dadweynaha reer Muqdisho in ay ka digtoonaadaan gaariga noociisu...
Ciidamada Xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose oo lagu dila xubno ka...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda Cudurka...