Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Qoyska, Ehelada, Asxaabta iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Madaxweyne Farmaajo...
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Geerida Cali Mahdi ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Shirka todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga hadlay arrimo kala duwan ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa uu ka dhacay...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo barqadii Maanta ka dhacay agagaarka Garoonka kubadda Cagta...
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...
Maxkamadda Cadaalada Aduunka ee ICJ ayaa shaacisay Jadwalka dhageysiga Dacwadda badda ee u dhexeeysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya, taas oo haatan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u Cambaareysay weerarkii nasiib darrada ahaa ee hoobiyayaasha lagu bartilmaameedsaday xarunta shaqaalaha gargaarka bani’aadamnimo Xalane ee...