Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran...
Dowladda Kenya ayaa go’aan ku gaartay in arrinta Kiiska Badda ay u gudbin doonaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, iyadoo shalay Maxkamadda...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goor dhow soo gaaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici ayaa shaacisay inuu ku dhacay Cudurka COVID-19, isla markaana uu saddexdii maalmood ee la soo dhaafay...
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga karoona fayrus kula...
Ciidanka ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa goor-dhaweyd gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo waxyaabo maanka dooriya oo la doonayay in si...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah kulan la yeeshay safiirka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Donald...
Ciidanka kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose...
Shixnadii u horreeysay ee tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 ayaa Maanta oo Isniin ah soo gaartay Magaalada Muqdisho, waxaana diyaarad ay...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 244 xaalado...