Shirka Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee sabidii lasoo dhaafay uga furmay Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ayaa Maanta oo talaado...
Wafdi ka socday dowladda Zambia oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda dalkaas Gavin Lubinda ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimadda...
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee laba maalin kahor uga...
Howlgal amniga lagu xaqiijinayo oo ay sameeyeen Ciidanka Darawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas kulan...
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino lagula eegtay Gobolka...
Allah ha u naxariistee, Haabiil Axmed Cabdullaahi oo da’diisa lagu sheegay 21 sano jir Somali-Canadian ah, ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta waxaa ku wajahan Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor muddooyinkii lasoo dhaafay...
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo bandhigay Meydadka 75 kamid ah Al-Shabaab kuwaas...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir, kaasi oo lala beegsaday...