Wararka aan ka helnay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku waramaya in saakay duleedka Magaaladaasi lagu...
Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Galmudug, Koonfur Glbeed iyo Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay aheyd kulan gaar ah Xerada Xalane kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka...
Shirkii u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Maanta dib uga furmay Teendhada Afisyooni ayaa markii...
Inta la xaqiijiyay shilka ayaa waxaa ku dhintay 20 Ruux halka ay ku dhaawacmeen 14 kale, kuwaas oo dhaawacooda la geeyay Isbitaalka...
Ilo ku dhow dhow shirka uga socda Teendhada Afisyooni ee u dhexeeya Madaxda Dowlad Federalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka...
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo Arbaco ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 7-4-2021....
Waxaa Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ka biloowday shirka aan rasmiga aheyn ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo...
Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada ugu baaqday inay heshiis ka gaaran doorashada dalka ka dhaceysa kahor Bisha barakeysan ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shalay kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanaada Sinadhaqo iyo labi-dulle ee hoostega Magaalada...