Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo Arbaco ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 11-4-2021....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga iyo dawladda Jabuuti, guushii ay ka gaareen doorashadii...
Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha aqoonsiga wakiilka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti ismaaciil Cumar Geelle...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo duhurnimadii Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur...
Guddigii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii 21-ka bishii Janaayo 2021 loo geystay Guddoomiyihi hore ee degmada Hodan ee Gobolka...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka SOomaaliya ayaa waxaa ka dhacday Dhacdo Naxdin iyo Argagax ku abuurtay dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajka ee...
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo talaado ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 10-4-2021....
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo dhowr daqiiqo kahor ka dhacay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir gaar ahaan halka...