Ciidamada Booliiska dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ka fuliyeen Howlgallo Wadajir ah oo...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Galmudug. Shirkan oo ay ka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta xilka qaadis ku sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Hay’adaha amniga Maamulka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Siddeed Sano oo xabsi Ciidan ah ku ridday Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo Al-shabaab u...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian....
Warbaahinta Horufadhi Media waxaa ay Maanta oo Arbaco ah ay halkaan ugu soo gudbineysaa wararkii ugu danbeeyay ee Caalamka, Taariikhda waa 17-4-2021....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Maleeshiyo beeleed hubeysan oo dagaal xoogan uu ku dhexmaray deegaanka Ceelka dhabar-dalool ee ku...
Weriye iyo labo qof oo qoyskiisa ah ayaa ku geeriyooday shil gaadiid oo ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo degmada Dangoroyo...
Maamulka Gobolka ayaa ka hadlay dilkii xalay kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Guddoomiyihii degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir Marxuum Dr....
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay warar saacadihii lasoo dhaafay sheegayay in dowladda ay qorsheyneyso inay weerar ku qaado Taliyihii hore...