Dowladda Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus...
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa saacadihii lasoo waxaa ay howlgal wadajir ah ka sameeyeen deeganada Gololey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga Magaaladaas, waxaana kulanka shir guddoomiyay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cali...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxa shalay soo gaaray Cutub ka kooban 144 sarkaal oo Boolis ah oo ka socda dalka...
Xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd afurka kadib ka dhacay banaanbax ballaaran oo looga soo...
Waxaa xalay lagu rasaaseeyay agagaarka Bar-koontorool oo ku taalla Isgoyska Marinaayada ee Magaalada Muqdisho Gaadiid uu watay Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo booqasho...