Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Walaallo ahaa ayaa waxaa si isku dhow loogu dilay magaalada Kansas City, Missouri ee dalka Mareykanka ,iyada oo ay...
Taliska Howlgalka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya AFRICOM ayaa dowladda Federaalka gaar ahaan Taliska Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB ku wareejiyay...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Dr....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso tallaabadii ay shalay qaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya, taas...
Maxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaaran oo safar shaqo ku tegay Magaalada Hargeysa kana...
Taliska Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa War ka soo saaray baaristii lagu sameeyey kiiska Carruurtii walaalaha aheyd 7 bishii April ee sanadkan...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka fedraalka, taas oo aad loo sugayay....
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah Ku aqbalay in dib loogu laabto heshiiskii 17 September, Codeyntii la qaaday waxaa...
Wabiga Shabelle ayaa ka fatahay deegaanka Moyko iyo Baareey oo ka kala xiga dhinaca Koofur Bari iyo Waqooyi Bari caasimada dowlada goboleedka...