Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo barqanimadii Maanta Nin watay gaari nooca raaxada ah ku dilay agagaarka Isgoyska Carwo...
Guud ahaan 3-da bisha MAY waxa dunida looga dabaal degaa maalinta Xoriyadda SaxaafaddaAduunka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalk Soomaliya ayaa u diray Saxaafadda...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay’addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna ka...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Guri ku yaal degmada Raaga-ceelle ee gobalka Shabeellaha dhexe,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda Maamul-goboleedyada iyo gobolka banaadir 20ka May si ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar. Wafdiga...
Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay Go’aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay dib uga laabteen muddo kordhintii ay sameeyeen, ayna dib u soo celiyeen...
Dowladda Turkiga ayaa dhaweysay Go’aankii ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BFS shalay ugu codeeyeen in dib loogu laabto Heshiiskii Nidaamka Doorashooyinka ee...