Nin hubeysnaa ayay saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Mareykanku toogteen kaddib markii ay saacado isku horfadhiyeen albaabka laga galo xarunta CIA-da, sida...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa habeenkii xalay aheyd soo saaray amar ku socda Ciidanka Booliska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay qaar ka mid ah madaxda xarumaha warbaahinta gaarka loo leeyahay...
Wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta xariirka labada dalka ee Soomaaliya iyo shiinaha...
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey inay ka qeyb-gelayaan shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweyne ku-xieedka...
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 60-aad ee howlgala deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay howlgal amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyeen...
Madaxweyneyaashada dowlad goboleedyadda Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibada...
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nocolas Berlanga ayaa ku baaqay in ciidamada militariga laga saaro magaalada Muqdisho, oo ay ku wada sugan...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Kate Foster oo markii horreeysay safar...